EnglishFrenchGermanSpanish
menu option
UptoPlay favicon

UptoPlay favicon


Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) play online

Play Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali)

The official app & game

Distributed by UptoPlay

 

Play Online

SCREENSHOTS

DESCRIPTION

Use UptoPlay to play online the game Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali).

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si ay u waynaadaan oo ay noqdaan saaxiib cusub!
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah ciyaar si aad wax u barato si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida wax loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo ay sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa ay baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LAAAN SOO DAJINTA, WAX XAYAYSIIN AH MA JIRO, WAX APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO!
Dhammaan maadada waa 100% lacag laaan, waxa sameeyey Literacy Nonprofit Curious Learning, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA:
Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
Ciyaarta xasuusta ereyada
Heerar Codka kaliya oo tartan leh
Warbixinta horumarka waalinka
Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
Ma jiraan wax xayeesiin ah
Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay carruurta u u awoodaan in ay horumariyaan saldhig adag ee akhriska. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama u habeeyey af Ingriiska Curious Learning hayad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay qof walba oo u baahan. Waxaynu nahay koox cilmi-baarayaal ah, wax sameeyayaal, iyo wax barayaal oo xooga saaraya in ay ku siiyaan caruurta meel walba joogta waxbarasho akhris-qoraal ah afkooda hooyo taasoo ku saleysan caddayn iyo xog (macluumaad) - waxayna ka shaqeynayaan inay ku keenaan ama ku soo bixiyaan App-ka Quudi Cirfiidka 100 iyo dheeraad luuqado-leh-saameyn ee luqadaha adduunka.




Enjoy with UptoPlay the online game Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali).

ADDITIONAL INFORMATION

Developer: Curious Learning


Page navigation: