UptoPlay - Juegos Online
UptoPlay favicon

UptoPlay favicon


Hanuuniye play online

Play Hanuuniye APK

Hanuuniye

The official app & game

Distributed by UptoPlay

 

Play Online

SCREENSHOTS

DESCRIPTION

Use UptoPlay to play online the game Hanuuniye.

Muxuu yahay HANUUNIYE APP?
Adeeggan HANUUNIYE, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diina ah oo tayaysan, ayna u dhigayaan culimada soomaaliyeed, isla markaana uu ardaygu ku heli doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.
Intaas waxa dheer, suaalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka jawaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin ah ee intaa aan ahayn ee uu macmiilku u baahdo uu si toos u soo weydiin karo culimada.
Aragtida:
\t\tFaafinta aqoonta diiniga ah iyo wanaag kasta oo bulshada manfac iyo waxtar ugu jiro.
\t\tSoo gudbinta aqoon diineed oo halabuur leh.
\t\tIn bulshada soomaaliyeed laga shaafiyo suaalahooda diinaga ah ee ay tabanayaan.
\t\tIn umadda laga haqabtiro aqoonta diineed iyo aqoon kasta oo manfac u leh.

Hiraalka:
\t\tFudaydinta iyo soo dhaweynta waxbarashada asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah ruuxa muslinka ah.
\t\tHirgalinta waxbarasho diineed oo sugan, tayo leh, oo fudud.
\t\tIn tikniloojiyadda looga faaideeyo diinta, ruuxa muslinka ahna loo soo dhaweeyo baahidiisa asaasiga ah ee diineed.
\t\tIn la isku xidho bulshada iyo culimada, is haleelkoodana la fududeeyo.
\t\tIn culimada laga reebo dhaxal ay dheefsadaan jiilasha soo socda.

Yoolka:
\t\tKor u qaadidda aqoonta iyo waciyga diineed ee bulshada.
\t\tUrurinta kayd aqooneed diini ah oo dhaxagal ah
\t\tIn bulshada lagu gaadhsiiyo aqoonta diineed hab kasta oo casri ah oo suuragalaya.
\t\tKa qaybqaadashada faafinta aqoonta diiniga ah iyo guud ahaan khayrka iyo wanaagga.




Enjoy with UptoPlay the online game Hanuuniye.

ADDITIONAL INFORMATION

Developer: Tabaarak Tech

Genre: Education

App version: 2.10

App size: 34M

Recent changes: first release

Comments:

Absolutely once in a blue moon app Alla bless you to all those made easy and prepared for us this enormous lessons

Masha Allaah the best app for learning islamic studies it is beneficial app May Allah grant you

Is the best one Application for the learning Islam religion and more about our Religion

Good platform for learning Islamic religion

Jazakallah qeyr. This is one of the app.for learning our Religion'


Page navigation: